Aflaamta mySomali qaar ayaa ciladeysan. Waan ku guda jirnaa hagaajintooda Insha Allah maalmaha soo socdo dhaamaan wey soo galayaan waadna daawan doontiin. Marka noo dulqaaata ilaa 2 usbuuc wax waliba wey hagaagaayaan insha'Allah.

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

2 Comments

ABDIRAHMAN

at 5:56 am

ANOO TALO IDIN SIINAYA LABA MID SAMEEYA AMA TAGERAYASHIINA QANCIYA AMA MUSALSAL KAN ISKA DJAAFA HASOO GALININA WAA IGA TAGO WAYO CILADAN BILAA COD KA WAXAY IDINKA LUMINAYSAA SAXIIBO BADAN OO KU XIDHAN PAGE KIINA SALAMULAH CALAYKUM

    qeylo

    at 6:50 pm

    wll anaga ma aragno ciladaad sheegeyso cidkale aan adiga ahayna kama sheegato ee iska fiiri waxaa kaa qaldan wll plz