Azxaapay filiman badan ayaa SORRY kuso qoraysan waana films badan waa maxy cilladu ma films yadaasi kuma jiraan Tusaale ahaan
Yaan film and aadmi films gabber is back iyo qaar kaloo badan fadlan cillad ila so wadaaga
wll marka waxaan rabnaa kuwa kujiro ee playerka culus inaan hagaajino kadibna kuwaas kale ee sorry ay ku qoran tahay ayaan hagaanjindoonnaa. Noo dulqaata marka
Abdifatah Mohamed
at 9:32 pm
Mysomali please nosodaaya major saab ajay devgan. ❤mahsanidiin
Abdirizak
at 10:26 am
Uc browser wuu iga diiday iyo app kale inan ku fiir sado aflaan tiina app aflanta laga fiir san karo ma ii shegi kartaan my somali
qeylo
at 3:51 am
Chrome browser, Firefox browser, Edge browser
Zakir Ahmed
at 4:55 pm
Good films
Maxamed
at 4:32 pm
Thinks
Liibaan
at 11:09 am
Horumar fican baad gaadhen lkn ku sooo kordhi sida filimka loola dago please taasi waa iga codsi
UNEYS AHMED BBI8
at 2:23 am
SUDA LOO DAAWDO FILIMADA MYSOMALI
Abdi
at 5:32 pm
Manshaalah
Amir Moahmed
at 7:44 am
Azxaapay filiman badan ayaa SORRY kuso qoraysan waana films badan waa maxy cilladu ma films yadaasi kuma jiraan Tusaale ahaan
Yaan film and aadmi films gabber is back iyo qaar kaloo badan fadlan cillad ila so wadaaga
qeylo
at 8:59 am
wll marka waxaan rabnaa kuwa kujiro ee playerka culus inaan hagaajino kadibna kuwaas kale ee sorry ay ku qoran tahay ayaan hagaanjindoonnaa. Noo dulqaata marka
Gacal
at 11:56 pm
Marka aad wax aaan dawano aad soo daysaan saw madawanayno filimba MA soo galisaan bilahan
qeylo
at 5:42 am
sababta aan filim usoo gelinin kor ayey ku qoran tahay aqri wll
Maameyare
at 3:17 pm
filimada loositimalaha mysomali films
Maameyare
at 9:20 am
filim was ficsyaha
Maxamed
at 3:53 pm
Filimada Mysomali Aad bay ufiican Yihiin
Suhayb kaamil
at 5:36 am
Aflaamta hd quality kasoo dhiga
qeylo
at 8:20 am
HD wuu yahay ee player ka kadooro walaal.
KHADAR HASSAN AHMED
at 8:57 pm
Harumar wacan my Somali
Osman jaaye
at 9:05 am
Thank you
Caasho axmad
at 6:54 am
Hormar wacan balse haka cajisina insha allah
shaakir
at 8:49 pm
aftaanta hd quality noga dhiga ama option na siya ana ka dhigeyna marka aan la soo degaynee
Mohammed
at 4:25 pm
Sobadiya