Si aad ula socoto aflaamta cusub ee Qeylo, cidsigaagana aad ku so gudbiso fadlan ku soo biir channelkeena Telegramka @mysomali
5
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars (1 votes, average: 5.00 out of 5)
Loading...

Kavalthurai Ungal Nanban Afsomali

Duration: 122 min

Quality: HD

Release:

IMDb: 8.2

‘Kaval Thurai Ungal Nanban’ highlights the battle between the rights of a common man to claim his vehicle from the police station and the corrupt police officers who frame and torment the general public in the name of power.

Comments (4)

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

4 Comments

Dk Elmi

at 8:31 am

family Somali film ad baan uga mahadcelinyah sida ay u helan yihin waxn kale oo ad uga mahadcelinyah sida ay mar walba uso dhigan film lkn wax baan rpah in an ku darsadoh si waxd film u sameysan bokisyoh siday uso kala hore si qofka ay ugu fududtoh in uu helo filmda uu radinyay KFG_chapter2 idinkama hayoh taasn ku darsadah🎦👑💎

Hani abdi

at 5:32 pm

Asc asxby my somali mahadsanidin flimanta yesan idin dhafina sodadala musalsal iyo flimo cusub sodaya

FAN

at 1:56 pm

Webkan bishii 11aad ayaa iigu dambeysay … walaahi markii download gareysan kari waayey filmaanti ayaan iska daaye ….maantan soo booqday 5-1-21 wali waa sidiisi
December wixii ka dambeeya ayad nagu laheydeen waad download gareysan kartaan … maxaa dhacay ?

    Amir

    at 2:22 pm

    ma waxad rabtaa in aad youtubeka sogaliso sidanba wad ku dawan karaysaa midakle mysomali way dadalayan oo manto dhan bay anaga filim noso turjumayan markaa sidan iskaga daawo waxa lagayaaba in ay kacabsanayan in filimadooda youtubeka lagaliyo sidaad darted ay uxidheen downloadka