
Ez-Xalqada 16
Genre: Uncategorized
Duration:
Quality: HD
Keywords:ezel
Ezel Waa Musalsal Cusub Oo mySoali Studios Ugu Talo Gashay Taageerayaashaeeda ama Macaamiisheeda Ku Xeran, Sidoo Kale waa Musalsal Aad U Macaan Qiso, Sheeko Iyo Jaceyl Leh. Waxaad Ka Daawan Kartaan mysomali Maalmaha Isniinta, Talaadada, Arbacada, Khamiista Iyo Jimcaha. Sido Kale Musalso Ku Xiiso Galiya Ka Daawo mysomali.com.
Mahamed Shuute
at 11:24 am
Asx asxaabta mysomali aad ayaan idin taageeraay waana idinka mahad celinayaa madaama aad marka u heylan tihiin inaan macaamiisheyna aad qancisaan. Aniga badanaaba ma daawado filimada lkn waxaa isoo jiitay musalsalka Ezel aad ayaana uga helay qisada uu xambaarsan yahay. marka waxaan idinka codsanayaa haddii ay macquultahay inaad daqiiqadaha noo kordhisaa xalaqkasta si uu dhadhan wacan u yeesho. waana ogahay hoosha aad heysiin ineysan aheyn wax fudud