Home wararka hindi af somali

wararka hindi af somali

AISHWARYA RAI BACHCHAN: WAAN KUSOO BIIRAYAA BARAHA BULSHADA

Sidaan wada ognahay xidigaha Bollywood, iyo Hollywood qaar kamidi ma isticmaalan baraha bulshada ama Social Media yaha, waxaana kamida kuwa aan isticmaalin Rani Mukerji,...

WAA MAXAY SABABTA UU FLIMSAMEYE RAJKUMAR HIRANI FLIMADISA INTOODA BADAN U HOGAAMIYO AMIR KHAN?

Rajkumar Hirani waa Director doorkiisa ka baxsada, waxaanu sameeya aflaam aan inaba caadi ahayn, sidookale wuxuu kamid yahay flimsameeyayasha abid soo maray dalka Hindiya,...

ATRIISHADA AYESH TAKIA: WALIGAY MA XIRAN DOONO DHARKA DABAASHA

Atriishada Quruxlayda ah Ayesh Takia, shaashada marwalba kasoo muuqata, waxay leedahay markan aniga ma xirto dharka Bikini, intaan noolahayna ma xiran doono. Hadaba atriishadan ayaa...

AKSHAY KUMAR MASAMAYN DOONA FLIMKA LAGAGA HADLAYO TARIKH NOLOLEEDKA RA’IISUL WASAARAHA HINDIYA EE NARENDRA?

Atooraha Akshay Kumar dadka waxay ku xamanayeen dhawaanahan, in uu kasoo muuqan doono samayna doono flim lagaga hadlayo taarikh nololeedka Ra'iisul Wasaaraha Hindiya ee...

GOORMEE LADAAWAN DOONAA GOOS GOOSKA FLIMKA VIP 2

Flimka VIP 2 waxuu kamid yahay flimada ugu khatarsan koonfurta Hindiya, sidookalena sida aan caadiga ahayn loo wada sugaayo, flimkan waxaa hogaaminaya Danush, iyo...

VARUN DHAWAN OO SAMEEYAY MATAL AH FLIMKII BAHUBALI MARKU KATTAPA DILAYO BAHUBALI

Sidaan wada ognahay 50-bari ayaa kasoo wareegay daawashadii, flimkii Bahubali 2 oo noqday Hindiya flimkii ugu waynaa ee abid soo mara. Sidookale atooraha flimka Bahubali...

NALA DAAWO GOOS GOOSKA SADEXAAD EE FLIMKA JAB HARRY MET SEJAL

Flimka Jab Harry Met Sejal sidaan wada ognahay waxaa lagasoo bandhigay goos goos yo badan, hadana imika waxaa soosocda sida la xaqiijiyey goos goos...

FLIMKA SUPER SINGH OO GANACSI FIICAN SAMEEYAY ISNIINTIISA 1AAD

Atooraha reer Punjab Diljit Dosanjh flimka uu hogaaminayo ee Super Singh, sheekadiisana tahay Hero ayaa maanta sameeyay ganacsi fiican waana isniintiisii 1aad ee uu...

INABA CAADI MAAHA: NALA DAAWO GOOS GOOSKA FLIMKA BAADSHAHO

Maanta waxaa si rasmi ah looso bandhigay goos gooska flimka wayn ee Baadshaho, oo ay doorar muhiima ku leeyihiin Arjun Kapoor, Vidyut Jamwal, Emran...

FLIMKA DANGAL OO WACDARO KA DHIGAY WADANKA CHINA

Flimka Dangal ee hogaaminayo Amir Khan ayaa wali ganacsi laxaadle ka samaynaya wadanka China, flimkan ayaa dalka China saaran mudo lix isbuuc ah, hadaba...