Atooraha Akshay Kumar dadka waxay ku xamanayeen dhawaanahan, in uu kasoo muuqan doono samayna doono flim lagaga hadlayo taarikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha Hindiya ee Narendra Modi.

Sidookalena qaar kamida dawlada Hindiya, waxay ku xamanayeen in Akshay Kumar sameenaayo flimkaas, doorkiisana ka run sheegi doono, sidookale Akshay Kumar waxay u fidiyeen amaan aan inaba caadi ahayn.

Hadaba arinkaas in uu beenyahay iyo in uu run yahay waxaa cadayn doona xubno kamida dawlada Hindiya,, ayagoo si wada jira u hadlay waxay yiraahdeen: “Atooraha Akshay Kumar ma jili doono flimka lagaga hadlayo taarikh nololeedka Ra’iisul wasaaraha dalka Hindiya ee Narendra Modi,

“Sidookalena waxaanu beeninaynaa wararka xanta ah ee ay dadka isla dhex marayaan, waxaana xaqiijinaynaa in aanu Akshay Kumar samayn doonin flimka lagaga hadlayo taarikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi”.

SHARE

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here